Saddex Waxyaabood oo Muhiim kuu ah oo lagu soo kordhiyay Isticmaalka WhatsApp

Baraha bulshada kuwada xariiraan ayaa muddooyinkan dambe isbadalo waa weyn lagu sameenayay, waxaamna shirkadaha iska leh baraha bulshada ku dadaalayaan xaqiijinta ammaanka barahooda. Shirkadda Meta ee leh WhatsApp ayaa markan soo kordhisay qaabab cusub oo wax tar u leh macaamiishooda, waxaana xal u heleyn in dadka ka bixi karaan guruubyda lagu soo daro iyada oon … Continue reading Saddex Waxyaabood oo Muhiim kuu ah oo lagu soo kordhiyay Isticmaalka WhatsApp